Kulan Looga hadlayay Samafalka Bulshada danyarta ah Oo Lagu qabtay Kismaayo.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Rajada Dhalinyarada Soomaaliyeed qaybtiis kismayo ayaa magaalada ku qabtay dood ciwaankeedu ahaa doorka dhalinyarada ee u samafalka bulashada danyarta ah.

Doodan ayaa waxaa soo jeedinaayay Dr mohamed Bile Hashi asagoo inta uu soo jeedinta waday dhinacyo badan ka dul is taagay doorka dhalinyarada ee u samafalka bulshada danyarta ah iyo sidii dhalinyarada kaalintooda u muuqan lahayn.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here