Kulan looga hadlayay Muhiimada Akhrisku u leeyahay Bulshada Oo lagu qabtay Gabiley

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Diinta islaamku waxay aad u dhiira galisay wax akhriska, waxaana caddeyn u ah ayaddo Qur’aan, Axaadiis, iyo ku camal falkii dadkii hore iyo kuwii danbe ee wanaagsanaa raadadka ay ka tageen.Eraygii ugu horreeyey ee lasoo dajiyo oo waxyi ah wuxuu ahaa Akhri (IQRA), taas oo si cad noo tusineysa inuu islaamku yahay diin dhiira galisa Akhriska.

Maagalada Gabiley ee Soomaaliland waxaa ka dhacay Kulan looga hadlayay muhiimada Makhtabadaha Akhrisku u leeyihiin dadka iyo Doorka Maktabadduhu ku leeyihiin Nadabada iyo Horumarinta Bulshadaoo waxana lagu casumaya Qeybaha kala duwan bulshada Gabile

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here