Kulan Looga Hadlayay Ka Faa’ideysiga Bisha Ramadaan Oo Lagu Qabtay Magaalada Carmo.

0
99

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan ku saabsanaa sidii Bulshada Deegaanka ya uga Faaideysan Laheyd Bisha Barakeysan ee Radamaan loogana Hortagi lahaa waxkasta oo wax u dhimaya Gudashada Waajibka Bisha Ramadaan waxaana ka qeybgalay Maayerka Magaalada Carmo , Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka , Taliska Police-ka Carmo , Culimo iyo Gudiyada Xaafadaha Magaalada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here