Kulan Looga hadlayay isku dubaridka Gurmadka Bani’aadanimo Oo Baydhabo ka dhacay.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdinasir Abdi Arush ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ee isku dubaridka Gurmadka bani’aadanimo ee deegaanada KGS.

Shirka ayaa ka so qeyb galen madax ka socotay Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka (SoDMA).

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here