Kulan looga hadlayay Horumarinta Reer miyiga oo lagu qabtay Baladweyne.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada horumarinta reer miyiga Hirshabeelle ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Kulanka oo looga hadlayay sida ugu mihiimsan ee loo caawin karo dadka reer miyiga ah ayaa waxaana ka qeyb galay xubno kamida maamulka gobolka Hiiraan kan degmada Baladweyne iyo qaar kamida hey,adaha samafalka ee ka howlgala gobolka Hiiraan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here