Kulan looga hadlayay Horumarinta Degmooyinka Hiiraan Oo lagu qabtey Baladweyne

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa shir guddoomiyay shirka aay ka qeyb galeen madaxda maamulka gobolka iyo kan degmooyinka gobolka Hiiraan.

waxaa warbixin guud looga dhageystay madaxda maamulka degmooyinka waxaana lagu falanqeeyay Amniga degmooyinka Arimaha bulshada ,Mashaariicda socoto, daadajinta maamulka, howlaha hortabinta leh ee maamulada u qabsoomay iyo in la helo isla xisaabtan buuxa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here