Kulan Looga hadlayay Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey kulan looga hadlayay sidii deegaanada Koonfur Galbeed loo gaarsiin lahaa Adeegyada Caafimaadka, kaas oo soo qaban qaabisey Wasaaradda Caafimaadka Koonfur-Galbeed.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb-galay Shaqaalaha wasaaradda, Saraakiil Caafimaad oo ka socdey Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Xubno kale oo kakala socdey Hay’adaha Shaqa wadaaga ay yihiin Wasaaradda iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here