Kulan Looga hadlayay Horumarinta Adeegyada Bulshada Oo Baydhabo Lagu qabtay.

0
10

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay Kulan u dhaxeeyay Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa Adeegyada Bulshada ee Wasaaradaha ay bixiyaan, iyadoo si gaar ah loogu falanqeeyay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta iyo isku xirnaanta Hay’adaha Dowladda.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here