kulan looga hadlayay hormarinta, dib u dhiska iyo xaqiijnta amniga Oo Ka dhacay Marko

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ahaa mid bishiiba mar laqaba ayaa ah mid ay isuga yimadaan ururka haweenka degmada marka iyo degaanada hoos yimaada waxaa uu yahay mid looga arinsada kaalinta haweenka ee hormarinta dalka iyo dib u dhiska dowladanimada.

Waxaa kulanka uu ahaa mid ay ka soo qeyb galeen odoyaasha dhaqanka ee degmada iyo masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here