Kulan looga hadlayay dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay Xeraale.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Xaraale ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo loo soo dhisi lahaa golaha deegaanka degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug maamulka degmada Xeraale waxgarad iyo ururrada Bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here