kulan looga hadlayay dhamatirka Dhismaha dekedda Oo lagu qabtey Bosaaso

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xili la qorsheynayo in la soo gabagabeeyo dhismaha Dekada Boosaaso Bilaha soo socda ayaa Wasiirka Dekeddaha Puntland Axmed Yasiin saalax ayaa kulan looga hadlayay dhamatirka Dhismaha dekedda Bosaaso la yeeshay Maamulaha Guud ee Bariga afrika ee shirkadda DP-WORLD labada masuul ayaa isla qaatey ahmiyada ay leedahay in la balaariyo Dekata.

Wasiirka Dekeddaha Puntland Axmed Yasiin saalax ayaa marka uu kulanka soo dhamaadey la hadlay Warbaahinta ayaa sharaxay ahmiyada kulanka isagoo saaro amar ah in aan dekata lala soo gelin galin Karin gaadiid aan dhameystirneyn.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here