Kulan Looga hadlayay Dar-dargalinta Howlaha Gudiga Dhulka Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
77

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa Manta kulan la Qaateey Gudiga Dhulka Degmada Baydhabo.

Kulanka Gudoomiyaha iyo Gudiga Dhulka Ayaa waxaa looga Hadley Dar-dargalinta Howlaha Gudiga oo Qeyb ka ah Dhismaha Wadooyinka ka Socda Qeybo ka mid ah Xaafafaha Magalada iyo Sidii loo xalinlahaa Caqabadaha Jira.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here