Kulan looga hadlayay caawinta dadka abaaruhu sameeyeen Oo ka dhacay Muqdisho

0
213

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan kusaabsan sidii abaaraha wadanka kajira wax looka qaban lahaa kula yeeshay magaalada muqdisho ururka iskaaashiga islaamka OIC oo ay siiiyee,Waxa ka qeyb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan ururka iskaaashiga islaamka OIC howlwadeenno, iyo Lataliyayaal sare oo ka tirsan hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka ee SODMA.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here