Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Cadaalada Oo Lagu Qabtay Degmada Dhoobley.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu Hogaaminaayey Xeer-ilaaliyaha guud ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Nuuradiin Maxamed ayaa Kulan looga hadlayay Arimaha Cadaaladda la qaatey qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.

Kulanka oo ay sidookale qeyb ka ahaayeen Gudoonka Degmada Dhoobley ayaa waxaa lagu Gorfeeynayay Baahiyaha ay u qabaan Bulshada ee Cadaalada iyo Garsoorka, taas oo aysan ka maarmin Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here