Kulan looga hadlayay Ahmiyadda wax akhriska oo lagu qabtay Dhoobley.

0
166

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan looga hadlayay ahmiyada wax akhrintu oo ay soo qaban qaabiyeen Gabdhaha ku mideysan naadiga akhriska ee Saba ee ka dhisan Magaalada Dhoobley ayaa lagu qabtay hoolka dhalinyarada ee Dhoobley, Kulanka ayaa inta uu socday waxa diirada lagu saaray ahmiyada ay leedahay wax akhrintu.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here