Kulan looga hadlayay ahmiyada doorashooyinka qof iyo cod Oo lagu qabtay Degmada Xarfo.

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada xarfo ee gobolka gobolka Mudug ayaa lagu qabtay kulankan oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyi gelin lahaa ahmiyada doorashoyinka qof iyo cod ee Puntland waxaana kulanka ka qeybgalay xubno kamid ah maamulka degmadaasi iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here