Kulan Looga Hadlayay Adkeynta Amniga Oo Lagu Qabtay Magaalada Baraawe.

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ka dhacay xarunta degmada Baraawe waxaa is kugu yimid odiyaasha dhaqanka, maamulka iyo saraakiisha kala duwan ee ciidanka amniga.

inta uu kulanka socday ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii leyskala qeyb qaadan lahaa xoojinta amniga iyo in la xoojiyo is dhaxgalka bulshada iyo ciidanka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ