Kulan Looga Hadlayay Adkeynta Amniga Oo Lagu Qabtay Degmada Wanlaweyn.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dagmada wanlaweyn waxaa maanta shirk u yeeshay maamulka dagmada iyo laamaha amniga Dagmada shirka waxaa qeyb ka ahaan taliye ku xigeenka ciidanka Booliska gaarka ah ee dowlada KGS Gaashanle Xuseen Baargeele Maxamed

Shirka Ayaa Waxaa looga hadlaayey Amniga guud ee Degmada Shirka ka dib Masuuliyiinta ayaa waxaa ay kormeereen Xerada Ciidanka Daraawiishta KoonfurGalbeed ee Dagmada wanlaweyn.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani