kulan looga hadlayay adkaynta nabad galyada oo lagu qabtay Boorama.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland Oo Magaalada Boorama Ka Furay Barnaamij Laba Maalmood Ah socon doono Oo Ku Saabsan Dardar galinta Siyaasada Nabadaynta Qaranka ayaa waxaa ka soo qeyb galay kulanka taliyaha qeybta booliska gobolka ,Gudoomiyaha Maxkamada rafcaanka ee gobolka Awdal ,xubno ka socodo bulishada , Culima’udiin, iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here