Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan wadatashi ah ayaa waxaa looga arrinsaday la socodka qorshaha 9-aad ee horumarinta Qaranka, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta XFS.
Waxaa kulanka ka qeyb-galay qaar kamid ah Masuliyiin ka kala soctay Hay’adaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo Qaar kamid ah Maamul Goboleedyada Dalka.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday