Kulan looga hadlay dardargelinta sharciga ka hortaga guddiinka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankaan oo socday  mudo labo maalmood ah oo ay soo qaban qaabisay wasaarada haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha  soomaaliya islamarkaana looga hadlayay sidii loo dar dar gilin lahaa sharciga ka hortaga  gudniinka fircooniga ah ee lagu sameeyo gabdhaha yar yar kaasoo horyaala xildhibaanada baarlamaanka ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here