Kulan Looga hadlay Biyaha Oo Lagu qabtay Kismaayo.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaraddaha Gargaarka iyo Tamarka kheyraadka Biyaha Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo si wadajir ah ugu qabtay kulan looga hadlayay sidii wax loogu qaban lahaa deegaano badan oo hoos yimaada Kismaayo ay biyo la’aan baahsan kajirto.

Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay kahortagga abaaraha kuso wajahan dalka iyo sidii loo yareen lahaa saameynteeda iyadoo Hay’adaha Dowladda iyo kuwa ka shaqeeya arimaha gargaarka ay iska kaashan doonaan wax ka qabashada arimaha isbadalka cimilada.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here