Kulan looga hadlaayey Xorriyadda Saxaafada Oo Muqdisho lagu qabtey

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowlada Faradaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka qeyb galey Kulan looga hadlaayey hormarinta Xorriyada Saxaafada iyo xal u helista Caqabadaha ay la Kulmaan Suxufiyiinta.

Kulankaan ayaa waxaa uu kala dhaxeeyey dowalada Madaxda ururada Warbaahinta iyo Xubno ka Socodey Beesha Caalamka Waxaana inta uu socodey kulanka looga hadlaayey Dhibaatooyinka ay ku Shaqeeyaan Weriyaasha Caqabadaha ay la Kulmaan iyo Sidii Xal looga Heli lahaa, waxaana Kulanka Soo qaban Qaabisey Hay”adda IMS iyo Safaarada Mareykanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here