kulan looga hadlaayey xoojinta Amniga xiliga Ramadaanka oo lagu qabtay Muqdisho

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Amniga Gobolka ayaa yeeshey kulan Amniga Gobolka looga hadlaayey kaasi oo ka dhacay Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Caasimada Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoominayaya Shirka amniga Caasimada kaasi oo lagu qabatay Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here