kulan looga hadlaayey Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee 30% ka ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
221

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankan maanta Baydhabo ka dhacay ayaa looga hadlay qoondada haweenka 30% ka ayaa Waxaa lagu casuumay Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahannada, Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here