Kulan Looga hadlaayey Xalinta Khilaafaadka dhulalka Oo ka dhacay Baraawe.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa kormeerey Xafiiska Gudiga Xalinta Khilaafaadka ee Waaarada Cadaalada iyo Garsoorka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka ee Wasaarada Cadalada KGS Maxamed Cabduqaadir Fiqhi ayaa Gudoomiyaha Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose uga Warbixyey Shaqada Xafiiska.

Warkung Waliba Nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here