Kulan Looga Hadlaayey Waxbarashada Degaanada KGS Oo Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo

0
253

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan looga hadlaayey waxbarashada gobolada koonfur galbeed ayaa waxaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, waxaana ka soo qeyb galey masuuliyiinta wasaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee koonfur galbeed iyo hay’adaha ka taageera dhanka waxbarashada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here