Kulan looga hadlayey wax ka qabashada Nafaqada Cuntada iyo Biyaha Oo Baydhabo lagu qabtey

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan looga hadlayey Arimaha Mashaariicda Deg Dega ah Sidookale Diirada lagu Saarayay sidii wax looga qaban lahaa Baahiyaha Jira Dhinacyada Caafimaadka, Nafaqada, Cuntada iyo Biyaha ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay.

Kulan oo uu Gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed Ayaa waxaa ka qeybgaleen Hay’adda ka shaqeeya Mashaariicda Deg Dega ah, Wasiirka Howlaha Guud iyo Madax ka socotay Wasaaraddaha Caafimaadka iyo Biyaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here