Kulan looga hadlaayey wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada oo lagu soo gabogabeeyey Kismaayo.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magalada kismaayo ayaa lagu qabtey kulan looga hadlaayey Amniga iyo sidiii loo wada shaqeyn lahaa guud ahaanba Shacabka iyo Booliska Arimaha amniga

kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah Booliska QM, Booliska Magaalada Kismaayo, Gudoomiyaha Xaafada Fanoole Odoyaasha dhaqanka, Ururada Haweenka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here