Kulan looga hadlaayey Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey.

0
89

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan looga hadlayay tacadiyada ka dhanka ah dumarka iyo sidii loo raadin lahaa xaqooda lagu duudsiyo Xafiisyada Dowlada iyo Hey’adaha ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada baydhabo, waxaana soo qaban qaabisey wasarada haweenka Xaquuqda Insaanka KG.

kulanka ayaa Lagu soo bandhigay tacadiyo kala duwan oo ay sheegeen in lagula kacay dumarka , waxaana kala qayb galay kulankaasi xubno ka socday maamulka degmada Baydhabo iyo wakiilo ka kala socday hay’adaha kala duwan ee ka howlgala degmada iyo qaybaha bulshada ku nool magaalda Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here