Kulan looga hadlaayey Siyaasada ilaalinta Xuquuqda Carruurta Oo Garoowe Lagu qabtey.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland ayaa wada Siyaasada ka hortaga iyo Ciribtirka Garaacida Caruurta loo geysto iyo Xad gudubyada ka dhanka ah Caruurto oo Maskaxdooda Wax yeelo u gaysta.

Tabarkan ayaa wax ka soo qeyb galay Hay,daha Quseeya Wasaarada Waxabarashada  Macalimiinta Dugsiga Walidiin iyo Dhaqatiir.

Workung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here