Kulan Looga hadlaayey Sidii Shacabka Tiyeeglow Gargaar Loo gaarsiin lahaa Oo Xudur Lagu qabtey

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada KG iyo Xilibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxey kulumo gaar ah kula qaateen Degmada Xudur maamulka aqoonyahanada iyo odayaasha dhaqanka ka soo jeeda degmada Tijeeglow ee gobolka bakool.

Inta uu socodey kulanka ayaa waxaa looga hadley baahiyaha kala duwan ee ka jira degmada iyo degaanada hoosyimaada ayidoo  dadka deegaankaas ka soo jeedo ee barakaca ku ah degmada Xudur kaas oo looga hadlay sidii loogu sameyn lahaa gar gaar bani’aadinmo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here