Kulan Looga hadlaayey sidii dadka Tabaaleysan gargaar loo gaarsiin lahaa Oo Baydhabo ka dhacay

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush oo ay wehliyaan Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Bay,adda Batroolka, Gaadiid iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa Qaabilay Madax ka socotay Hay,addaha UNKA oo Maanta Safar shaqo kuso Gaaray Magaalada Baydhabo

Shir oo uu Gudoomiyey Wasiirka Gargaarka ayaa looga hadlay iska Xogwaraysi Xaaladaha Biniadanimo ee Shacabka Koonfur Galbeed meesha ay marayso, Udiyaar Garowga Roobabka soo socda ee Guga oo la saadaalinayo inay yihiin Roobab Xoogan iyo Dadaaladii Socday ee ah sidii si toos ah loo gaarsiin lahaa Dadkii loogu talagay Sahayda Gargaarka

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here