Kulan looga hadlaayey Sidii loo dhisi lahaa Xabsi iyo Cisbitaalka Ciidanka Asluubta Oo ka dhacay Muqdisho.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Taliyaasha ciidamada Asluubta, Booliska iyo Malatariga ayaa iska kaashanaya dhismaha xabsi cusub oo lagu kala yareeyo maxaabista ku jirta xabsiga dhexe iyo saldhigyada Booliska sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga hadlay Dhismaha Cisbitaal loo dhisaayo Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ugu horeyn kulanka ka hadley ayaa waxaa uu ku dheeraadey Muhiimada ay leeyahay in la helo Xabsi iyo Isbitaal ay leeyihiin Ciidamada kala duwan ee Dalka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here