Kulan Looga hadlaayey sidii Gurmad loo gaarsiin lahaa Shacabka Afgooye Oo lagu qabtey Baydhabo

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa looga hadlay sidii Shacabka Degmada Afgooye loogu Gurman lahaa kuwaas oo saameyey Roobabka iyo daadadka dalka ka socda kuwaas oo inta badan Qoysaskii Xafadahooda ka Barakeceen.

Kulanka inta uu socdey ayaa lagu dhawaaqey Gudiga Fatahaadaha Degmada Afgooye oo ay ku jiraan Maamulka Degmada Taliska Booliska iyo qeybaha kala duwan Bulshada si ay uga howl galaan u gurmashada Bulshada uu saameyey Fatahaada iyo Roobka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here