Kulan Looga hadlaayey Mideynya Khudbadaha Masaajidada Oo Lagu qabtey Marka.

0
48

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Kulanka ay soo qaban qaabisey Wasaarada Awqaafta Arimaha Diinta Dowlada KG ayaa isugu yimid Culumada Masaajidada iyo Macalimiinta Dugsiyada Magaalada Marka ayaa waxaa looga hadlaayey sidii loo mideyn lahaa Masaajida Khudbadaha laga aqriyo Maalinta Jimcaha iyo sidii madaarista loo hagaajin lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here