Kulan Looga hadlaayey Mashruuca Biya Gelinta Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac Taqal Cabaas oo uu qeyb ka yahay Wafdigiisa Madaxa Mashaariicda Hay’adda IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS iyo Wafdigiisa ayaa Madaxweyne Laftagareen la Wadaagay Socdaalkooda Magaalada Baydhabo inay Tahay sidii Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Koonfur Galbeed loogu Wareejin lahaa Mashruuca Biyo gelinta Baydhabo

Warkung waliba nig haaye Mahamed Eethyng Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here