Kulan Looga hadlaayey Maqaamka Gobolka Banaadir Oo lagu qabtey Muqdisho

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban-qaabisay wasaaraddda caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa si qota dheer looga hadlayaa maqaamka caasimadda iyo xulashooyinka caasimadeed ee miiska saaran ee loo kala doorayo si loogu xulo nuuca ugu habboon.

Ka qeyb galayaasha ayaa doodo ka yeelanaya dhammaan sedaxda xulasho, si ay isgu raacaan hal xulasho oo ay uga taliyaan inuu noqdo maqaamka caasimadda.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here