Kulan Looga hadlaayey Maamul Wanaaga Oo Hargeysa Lagu qabtey

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Warfaafinta Soomaalilan ayaa waxaa looga hadlaayey Doorka daadejinta Maamul Wanaaga waxaana kulanka mudada uu socdey isku Xog wareystey Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Dowlada Ee qeybta ka ahaa Barnaamijka  Maamul wanaaga.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here