Kulan looga hadlaayey la xisaabtan Bulshada iyo Booliska Oo Baydhabo lagu qabtey

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Baydhabo waxaa lagu qabtey kulan u jeedkiisa ahaa in bulashada ay la xisaabtami karaan Police-ka KGS kaasi oo ay ka qeybgaleen Gudiyo laga soo kala dhex xuley Xaafadaha , Ururada Haweeenka , Dhalinyarada iyo Odayaasha Magaalada

Kulanka ayaa inta badan waxaa lagu falanqeynaayey sida ay bulshada ula shaqeyn lahaayeen Police-ka oo Bulashadana ay ula xisaabtami laheyd Booliska

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here