Kulan Looga hadlaayey La qabsiga Isbedelka Cimilada Oo Kismaayo lagu qabtey.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka Cimilada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagaga arrinsanayay la qabsiga isbadalka cimilada iyo sida saameyntiisa loo dhimi lahaa .

Kulanka ayaa waxaan ka qeyb galay saraakiil ka socotay Wasaaradaha bahawadagta la ah wasaarada isbedelka Cimilada ee Jubaland.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here