Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa waxaa lagu soo Bandhigaayey Xaaladaha Caruurta Soomaaliyeed ay ku sugan yihiin gaar ahaan sidii loola dagaalami lahaa Gaajada iyo Nafaqa darada Caruurta iyadoo la sheegey in Boqolaal kun oo Caruur ah ay wajahayaan Nafaqa daro iyo Gaajo daran
Ujeedka Kulanka loo qabtey ayay ahayd sidii Olole loogu qareemayo Caruurta loo sameyn lahaa si loo badbaadiyo waxaana soo Agaasintey Hey’adda World Vision waxaana ka soo qeyb galay Madax ka kala socotey Hey’adaha Caalamka iyo kuwa XFS
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady