Kulan Looga hadlaayey kor u qaadista Nabi Amaanka Oo ka dhacay Baydhabo.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir ku xigeenka wasaarada awfaaqta arimaha diinta ee dowlada Fadaraalka soomaliya ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaatey qaar ka mid ah bahda warbaahinta iyo culimada magaalada waxaana ka soo qeyb galiyaasha uu ku dhiirageliyey in marwelba ay muhiim tahay hormarinta shareecada Islaamka.

Kulanka ka dib ayaa wasiir ku xigeen wasarada awfaaqta iyo arimaha diinta ee dowlada Faradaalka soomaliya Shariif Sheikh Adan Siidkey ku dheeradey muhiimada kulanka iyo sida ay marwelba ka wasarad ahaan ay diyaar uga yihin hormarinta diinta Islaamka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here