Kulan looga hadlaayey Kiisaska Shuban biyoodka ka dilaacey Baraawe Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
23

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Gudoomiyey Shirka Hay’addaha ka Shaqeeya Arimaha Samafalka iyo Wasaarada Gargaarka kaasi oo Todobaadkan looga Hadlay xaaladaha baniaadanimo ee hada taagan.

Shirka waxaa looga hadlay dadaalada socda iyo Kiisaska Shubanka ee laga soo Sheegayo Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here