kulan looga hadlaayey ka qeyb galka Haweenka ee siyaasada dalka Oo Baydhabo Lagu dahfuray.

0
221

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan Socon doono laba Malmood loogana Hadlaayo doorka Siyaasada Haweenka ayaa manta waxaa baydhabo ku dahfurtay La taliyaha madaxweynaha KG Arimaha Haweenka,waxana lagu casuumay Muraayo Ibrahim oo xubin ka ah Gudiga Doorashada ee Raadinta qoondada haweenka, ururada Haweenka, Odiyaasha, Musharaxiinta Dumarka ee ku jira Raadinta Xilibaanimo.

Warkun Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here