Kulan Looga Hadlaayey Ka Hortaga Xad-gudubyada Ka Dhanka Ah Caruurta Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtey

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo looga hadlaayay ilaalinta xuquuqda carruurta kuwaasi oo la kulma jirdil, xadgudubyo iyo in la soo tuuro marka ay dhashaan, waxaana soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here