kulan looga hadlaayey ka hortaga xaalufinta dhirta oo lagu qabtay Hargeysa

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray kulankan oo looga hadlayo ka hortaga xaalufinta dhirta,Waxaa ka qeybgalay kulanka Xubno kamid ah wasaaradda deeganka ,Haween waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here