Kulan Looga hadlaayey ka hortaga Masiibooyinka Oo Ka dhacay Boorama

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa waxaa ka faaideysan doonta ila 50 qof oo ka kala socda Hey’adaha Maamulka kuwa Caalamiga, kaasi oo marka hore diirada lagu saarayo muhiimada wada shaqeynta Hey’adaha iyo sida ay tahay in looga hortagi karo Masiibooyinka dhaca.

Feisal Ali Shekh Mahamed oo ah Gudoomiyaha Hey’ada Keydka Raashinka Soomaaliland ayaa ka qeyb galayaasha tababarka ko booriyey Xoojinta wada shaqeynta iyo in ay afkaar wanaagsan ku biiriyaan inta uu Tababarka socdo.

Warbyhingtung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here