Kulan looga hadlaayey isku Xirka Mashaariicda Caafimaadka Oo ka furmay Dhuusamareb

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan oo socon doono muddo sedax maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu soori doonaa horumarada laga gaaray adeegyada caafimaadka ee sanadkii la soo dhaafay caqabadaha jira iyo sidii loo buuxin lahaa baahiyaha bcaafimaad ee ka jira degaanada Galmudug.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay ku dhawaad 20 hay’adood oo ka shaqeeya adeegyada caafimaadka kuwaasi oo ka shaqeeya galmudug.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here