Kulan looga hadlaayey isku xirka Hey’adaha iyo Barakacayaasha Oo ka dhacay Baydhabo

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo Xoojiyo Xiriirka Hey’adaha Samfalka iyo Horjoogayaasha Kaamamka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha si loogu jabaabo baahiyaadka ay qabaan islamarkaana meesha loogu saaro dhibaatooyinka ay dadka Danyarta ah la kulmaan oo aan laga warqabin ayaa Baydhabo lagu qabtey kulan ku saabsan isku xirka Hay’adaha Samafalka iyo Barakacyaasha ku nool KGS.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here